top of page

Waxqabadka Hiilqur'aan

Waxqabadka Xarunta Hiilquraan waxaa kamida
1: Dayactirka Kutubta Qur'aanka Kariimka
2: Jaldiyaynta Kutubta Qur'aanka
3: Soo ururinta kitaabta dayacan
4: Caawinta Agoonta Iyo Danyarta ku nool deeganada somaliland
5: Asturaada Kutubta Qur,aanka Ee lasamayn Kari waayo
6: Siinta madarasadaha kitaabta iyo masaajidada
7: Dhowrida iyo ilaalinta kitaabta qur'aanka oo loo sameeyey xafiisyo ugaara
oo loogu soo hagaago ama laga heli karo kitaab.
Hiil qur;aan waxay utaagnatahy marwalba inay ilaaliso oy dayactirto kitaabta xaafadaha 
yaala ama dugsiyada yaala ee bilaa jaldiyadaa ama googo'ay inay dayactirto 

ujeedo

Hiil qur'aan waxay utaagnatahay marwalba inay ilaaliso oy dayactirto kutubta xaafadaha yaala ama dugsiyada yaala ee bilaa jaldiyadaa ama googo'ay  fadlan ku  soo hagaajiyo numberada hoos ku qoran ama hala keeno xafiisyada hiil qur'aan ay kuleedahay boorama iyo guud ahaan somaliland

Nala Soo Xiriir

Waad ku Mahadsan tahay Fariintaada!

Borama, Awdal
Mail: info@hiilquraan.com
Tel: +252 63 4600070

La Soco Wararkayaga

  • Whatsapp
  • TikTok
  • YouTube

© 2025 by Hiil Quraan
 

bottom of page